Ra’isul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Mombasa (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi balaaran uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalo xeebeedka Mombasa ee Dalka Kenya. Rooble iyo wefdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Mombasa kusoo dhaweeyay Wasiiro katirsan Xukuumada Kenya iyo Masuuliyiin kale, waxaana soo dhaweynta kadib loo galbiyay Wefdiga Rooble hotel gaar ah oo loo … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Mombasa (Daawo Sawirada)